U bood qoraalka
Sunday, November 22, 2026 11 Jumada al-Thaniyah 1448 AH Isha 18:57
Muqdisho 27°C
Degdeg Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka dhagax dhigay xarunta cusub ee Ciidanka Badda
Warar Deg-deg ah
Axadle
Region · Page 20

Hirshabelle

Wax badan oo ka socda Hirshabelle

Newest first
Daawo: Beel ka tirsan Abgaal oo hub iyo awood
Hirshabelle

Daawo: Beel ka tirsan Abgaal oo hub iyo awood

Xaajicali (Axadle) – Beesha Cabdalla Caroone oo kamid ah beelaha dega gobolka Shabeellada Dhexe ayaa dhoola-tus xoog leh ku soo bandhigtay deegaanka…

Akhris 2 daqiiqo
Ciidamadii qabsaday Beledweyne oo laga saaray –
Hiiraan

Ciidamadii qabsaday Beledweyne oo laga saaray –

Beledweyne (Axadle) – Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) uu…

Akhris 2 daqiiqo
Waare oo shaaciyey qorshe siyaasadeed oo ka
Hiiraan

Waare oo shaaciyey qorshe siyaasadeed oo ka

Beledweyn (Axadle) – Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay ka hadlay colaadda ka taagan Magaalada…

Akhris 1 daqiiqo
Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay
Hiiraan

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay

Beledweyne (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ay weerar ka fuliyeen qeybo ka…

Akhris 1 daqiiqo
Kacdoonka Beledweyne oo lugaha la galay Farmaajo
Hiiraan

Kacdoonka Beledweyne oo lugaha la galay Farmaajo

Beledweyn (Axadle) – Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Maxamed Jindi oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey in madaxweyne Farmaajo iyo kooxda…

Akhris 2 daqiiqo
Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray xiisadda
Banadir

Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray xiisadda

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa shaaciyay in Ra’iisul wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble…

Akhris 2 daqiiqo
Xiisadda Beledweyne: Farmaajo iyo Rooble oo
Hiiraan

Xiisadda Beledweyne: Farmaajo iyo Rooble oo

Beledweyne (Axadle) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed…

Akhris 1 daqiiqo
Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Hiiraan iyo arrimo
Hiiraan

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Hiiraan iyo arrimo

Beledweyne (Caasmada Online)-Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen…

Akhris 2 daqiiqo
Muxuu ka yriri Goodax xaaladda Magaladda Baladweyn
Banadir

Muxuu ka yriri Goodax xaaladda Magaladda Baladweyn

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaankauu muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa si adag kaga hadlay xaaladda kacsan…

Akhris 2 daqiiqo
Muxuu yahay qorshaha saraakiisha la wareegtay
Hiiraan

Muxuu yahay qorshaha saraakiisha la wareegtay

Beledweyne (Axadle) – Warar naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo magaaladaasi,…

Akhris 2 daqiiqo