WARBIXIN: Hawl-galkii Ay Real Madrid Samaysay Xalay, Xiddiga Weyn Ee
Real Madrid ayaa xalay heshiis la gaadhay Manchester United oo ay ka iibisay difaaceeda Raphael Varane oo ay ku beddelatay 50 milyan oo Euro, waxaanu heshiiskaasi dhacay xilli uu laacibkani ku riixay kooxdiisa in ay iibiyaan maadaama uu diiday inuu saxeexo qandaraas cusub xilli 11 bilood oo kali ahi ka hadhsan yihiin dhamaadka heshiiskii uu kula jiray Madrid.Isla markii uu heshiiskani dhacay, Real Madrid ayaa qaadday tallaabo ay kaga farxinayso taageereyaasheeda, waxaanay indhaha ku jeedisay laacibka ay muddada dheer…