Muxuu Lionel Messi Ka Yidhi Weeraryahanka Arsenal Doonayso Ee Lautaro
Kooxda kubadda Cagta Arsenal ayaa qorshaynaysa in ay ka faa’iidaysato suuqa iibka ciyaartoyda ee muddada bisha ahi ka hadhsan tahay, waxaanay hore u heshay difaaca reer England ee Ben White oo kaliya shaacinta saxeexiisa uu hadhsan yahay.Sida ay warbaahinta Ingiriisku sheegtay, Arsenal ayaa waxay doonaysaa weeraryahanka reer Argentina ee Lautaro Martinez ee afka hore uga ciyaara Inter Milan oo ay hore kooxdiisu u sheegtay in uu joogayo.Martinez ayaa waxa horraantii xilli ciyaareedka lala xidhiidhinayay Barcelona oo dhaqaale…