MUHIIM: Madaxweynaha La Liga Oo Sheegay In Lionel Messi Loo Diidi Karo
Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa shaaca ka qaaday sababta keeni karta in Barcelona looga dhaarto inay xilli ciyaareedka dambe kooxdeeda ka diiwaan gashato kabtankeeda Lionel Messi.Heshiiska Messi uu ku joogo Camp Nou ayaa ah mid dhacaya toddobaadka dambe walina ma jirto wax heshiis kordhin uu sameeyo ah oo horumar laga sameeyay.Barcelona ayay ka go’antahay inay heshiis cusub ka saxeexato Messi oo dhammaan xirfadiisa ciyaareed kusoo qaatay kooxdeeda.Walow la filayo inuu heshiiska u kordhin doono Barca…