DAAWO: Wixii Uu Sameeyey Gareth Bale Kaddib Guul-darradii Waddankiisa

Gareth Bale ayaa dareenkiisa xakamayn kari waayey kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii guul-darrada weyni kasoo gaadhay waddankiisa Wales ee Denmark ay karbaashtay 4-0 ayna sidaas kaga hadheen tartanka qaramada Yurub.Mustaqbalka Gareth ee dhinaca xulka iyo kooxdaba ayay calaamad su’aal saaran tahay, waxaanay doodaha qaarkood sheegayaan in ay caawa u ahayd markii ugu dambaysay ee uu calaamadda kabtannimada u xudho Wales.Iyadoo guul-darro xanuun badan oo ay kaga hadheen tartanka Euro oo maraya wareegga 16ka loosoo…

Dhallinyaro u dabaal-degeysa 26-ka Juun oo sabab yaab leh lo…

Boorama (Axadle) – Ciidamada booliska Gobaladda Waqooyi ayaa maanta magaalada Boorama ee gobolka Owdal ku xirxiray dhalinyaro u dabaal degeysay munaasabadda 26-ka Juun, iyagoo weyneynayey maalintaan ku asteysan xorriyadda Soomaaliya, gaar ahaan gobollada waqooyi ee Somalilnd. Ciidamada Gobaladda Waqooyi kama soo hor-jeedin in loo dabaal dego maalintan, balse dhalinyarada xabsiga loo taxaabay waxay ku soo labisteen calanka buluuga ah ee…

Wales star Gareth Bale storms off when asked about the future

Gareth Bale stormed off during an interview after Wales' 4-0 defeat to Denmark on Saturday and refused to answer a question about whether he had played his last game for his nation. The 31-year-old spent last season at Tottenham Hotspur, but rumors have swirled that he can hang up his boots after Euro 2020, with uncertainty about his future continuing to linger. Bale faced the cameras after the disappointing loss, but he walked away from the interviewer frustrated when asked if he would ever play for Wales again. "I know you…

Mikkel Damsgaard played in Denmark’s victory against Wales

This Denmark page continues to surprise us all. After the traumatic events that took place on match day 1, when Christian Eriksen suffered a cardiac arrest and his teammates protected him from world glare, and subsequent two defeats against Finland and Belgium, many suspected that Denmark's tournament could well have beenInstead, this team has since grown and stepped up to fill the void left by Eriksen as he begins his long road to recovery. But one boy has fully accepted the challenge of lighting the spark that has been…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Italy vs Austria – Mancini Oo Kusoo Bilaabay

Xulka qaranka Talyaaniga oo aan dhinaciisa dhulka la dhigin 30kii ciyaarood ee ugu dambeeyey ayaa waajahaya Austria oo ay iskugu soo baxeen wareegga 16ka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Tababare Roberto Mancini ayaa safkiisa koowaad kusoo celiyey ciyaaryahannada Barella iyo Spinazzolla oo kulankii hore fadhiyey, sidoo kalena waxa jooga Insigne iyo Ciro Immobile.Kubbad-sameeyaha farsamada badan ee Marco Verratti ayaa khadka dhexe kala ciyaaraya Jorginho, waxaana labadoodaba xeelad iyo farsamo ku caawinaya Barella.Shaxda…

Wales 0-4 Denmark: Euro 2020 player rating

A Kasper Dolberg stay and late goals from Joakim Maehle and Martin Braithwaite gave Denmark a comfortable 4-0 victory against Wales on Saturday night, as Kasper Hjulmand's men made it to the last eight in Euro 2020.Despite a promising start from Wales, Denmark was able to find its feet and dominate the negotiations thereafter. They eventually opened the scoring just before the half-hour mark, when Dolberg took Mikkel Damsgaard's farewell in his step before releasing a toxic curling in the lower corner.The questions got…

Xildhibaan Fiqi oo ka hadlay arrintii xalay lagu sameeyey gu…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka Amniga gudaha Maamulka Galmudug ahna xildhibaan ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayey xafladdii xalay loogu dabaal dagayey munaasabadda 26 June ayaa duray sida Villa Somalia ula dhaqanta guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo lagu casuumi waayey xafladda.. Fiqi ayaa sheegay in guddoomiyaha aqalka sare oo ah odayga ugu da’da weyn islamarkaana ugu xilka sarreeya dadka…

Denmark Oo Xasuuq U Geysatay Wales, Una Gudubtay Wareegga Siddeedda

Xulka qaranka Denmark ayaa iska xaadiriyey wareegga siddeedda tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, iyagoo jidka kusii jiidhay Wales oo ay ku karbaasheen 4-0.Denmark oo si dhib badan ugu soo gudbay wareegga 16ka kaddib wadne xanuunkii kusoo booday Christian Eriksen ee sababta u noqday labadoodii guul-darro ee bilowgii tartanka ayaa noqday dalkii ugu horreeyey ee tartanka Euro ee sannadkan iska xaadiriya wareegga siddeedda.Laba gool oo uu u dhaliyey Kasper Dolberg iyo labada kale oo ay ku dareen Joakim Maehle iyo Martin…

Classic games between England and Germany

As Gary Lineker once said, "football is a simple game. 22 men chase a ball for 90 minutes and in the end the Germans win."England, no doubt in a more heartbreaking way than anyone else, has often found this to be the case. But that is not to say that the three lions have never tasted any success against Die Mannschaft - we all remember 1966 (or at least our fathers and grandfathers told us about it) after all. Two of football's proudest countries will meet again in the Euro 2020 quarterfinals and before the mammoth conflict…

QIIMAYN: 50kii Difaac Ee Ugu Wanaagsanaa Taariikhda Kubadda Cagta Oo

Difaacyahannadii ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta ayaa qiimayn cusub laga soo saaray maanta oo Sabti ah xilli uu halyeyga Talyaaniga ee Paolo Maldini u dabbaal-degayo sannad-guuradii 53aad ee dhalashadiisa.Maldini ayaa noloshiisa oo dhan kusoo qaatay shaqada difaaca oo uu mar walba ahaa kuwa ugu fiicnaa ee aan isdhimin illaa intii uu ka fadhiisanayay kubadda cagta.Shabakadda Ranker ayaa qiimayn ku samaysayy 50ka difaac ee ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta, waxaana kaalinta koowaad kaga jira Maldini oo kasoo…