Maxay Tahay Sababta Ka Danbeysa Inaan La Ciyaarin Kulanka Kaalinta

Xulka Ingariiska ayaa la ciyaaraya Talyaaniga finalka Euro 2020 oo habeenka Axada ka dhacaya garoonka Wembley ee magaalada London ka dib markii ay labadaan xul kulamadii semi-finalka ay ku soo reebeen xulalka Denmark iyo Spain.Laakiin iyadoo ciyaartoyda Denmark iyo Spain ay iska galeen fasaxoodii xagaaga, dad badan ayaa isweydiinaya sababta ay ciyaari la’ yihiin kulanka kaalinta seddexaad oo la ciyaaro tartamada waa weyn sida Koobka Adduunka.Ciyaaraha Qaramada Yurub ma lahan kulan loogu tartamayo kaalinta seddexaad.Xul walba…

Zinedine Zidane is waiting to become the new head coach of France

Ex-Real Madrid coach Zinedine is happy to wait for France's national team job to become available rather than rushing back to club football, although Didier Deschamps is expected to remain in the role until at least the 2022 World Cup when his contract expires.Zidane finished his second spell as Real coach at the end of last season. He had won La Liga 2019/20 but failed to replicate the incredible success of his first management during the need for a fairly extensive team structure and reconstruction in challenging economic…

Xasan Sheekh oo ‘ceebeyn’ ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Fa…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo sidoo kale ah Musharax madaxweyne oo kamid ah Musharaxiinta Mucaaradka ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday, isagoona ku sifeeyay “shaqsi beenlow ah”. Madaxweynihii hore ayaa wareysi gaar ah oo uu bixiyey waxa uu ku sheegay in Farmaajo uu been badan yahay oo aysan dhab ka ahayn inuu ku daydo howlaha uu u qabtay bulshada Soomaaliyeed…

Yusuf Demir loan signing confirmed

Barcelona have signed 18-year-old Austrian international Yusuf Demir from Rapid Vienna on loan for the 2021/22 season, with the possibility of making the transfer permanent next summer.Demir turned just 18 last month and was just 16 when he made his senior debut for Rapid at the end of 2019. Although he was born in Turkey, he has lived in Austria since childhood and made his senior international debut for the country in March.?? New signing for @FCBarcelonaB! ✍ Yusuf Demir? @skrapid | Red ringshotshttps:…

“Anigu Waan Ixtiraamaa Messi Laakiin….” – Casemiro Oo Farriin Diray

Walow safka haatan ee xulka Argentina uu yahay mid ka hareero dhisan kabtankiisa Lionel Messi haddana khadka dhexe ee xulka Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa qaba inay jiraan xiddigo badan oo xulkaas ah oo laga wer-wero marka laga yimaado kaliya Leo.Casemiro ayaa sheegay inay Argentina gaadhay Final-ka Copa America iyagoo si wadajir ah u ciyaaraya ee aysan ku gaadhin qaab ciyaareedka shaqsiga ah ee Messi.Casemiro oo arrimahaas ka hadlayay ayaa yidhi “Argentina waa xul haysta ciyaaryoyda ugu heerka sarreeya,…

EDITORIAL: Little hiccups PM Roble needs to figure out in ahead of Somali Ballot Box

EDITORIAL | When Prime Minister Mohamed Hussein Roble landed in Kismayo on Wednesday, the significance of the trip wasn't just that a senior government official was visiting one of the federal states they struggled to engage with. Admittedly, Prime Minister Roble's appearance in the capital of Jubbaland was good for the optics: the federal government was on a collision course with Jubbaland for most of the tenure of outgoing President Mohamed Farmajo. At one point, Farmajo even refused to recognize Jubbaland chairman…

What Occurs To Your Physique When You Eat Zucchini

If you're trying to increase your daily intake of vegetables, think outside the salad bowl. Whether you're filling them with your favorite proteins and spices to make zucchini boats or spiralizing them into zoodles, nutrient-rich zucchini is a smart addition to any meal plan. The benefits of zucchini extend far beyond making your regular menu more enjoyable, though. Read on to discover what happens to your body when you eat zucchini, according to science. And for more great additions to your diet, check out The 7 Healthiest…

Kasper Schmeichel told ref that laser was aimed at him

Kasper Schmeichel has revealed that he was aware that the laser was pointed at his face by a crowd against England and that he told the judge about it.Pictures appeared after the match that showed that a green laser shone into the eyes of the Danish goalkeeper during his side's 2-1 semifinal defeat against Three Lions.Original theories suggested that the laser may have disturbed Schmeichel in the build-up to Harry Kane's penalty - a spot kick that the Leicester man saved before Kane knocked home the return - but he has now…

Bielsa targets Kent and Cornet

With Junior Firpo at left-back and the long-term future of Jack Harrison loose, Leeds' focus seems to be to add a new winger to their ranks. And that's bad news for Rangers, who may now have a fight on their hands to hold on to Ryan Kent. Marcelo Bielsa's team consolidated in the Premier League last season. They did not quite deliver what many had hoped after seeing Wolves and Sheffield United upset the apple cart in previous seasons, but they finished strong in ninth place and are looking at a European place next…

Waa Kuma Xiddiga Maanta Tijaabada Caafimaadka U Maraya Arsenal Ee

Kooxda ree London ee Arsenal oo ah mid ku dhaw saxeexyo dhawr ah balse aan wali wax rasmi ah magacaabin ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta tijaabada caafimaadka u marayo kabtankii kooxda Anderlecht ee Albert Sambi Lokonga.Tababare Mikel Arteta ayaa doonaya inuu xagaagii labaad ee xidhiidh ah suuqa ka dhex muuqdo isaga oo markan boosas cayiman isha ku haya waxaana kamid ah xoojinta khadka dhexe oo uusan ku haysan xiddigo amaah kula joogay 2020-21.Mid kamida xiddigaha ay booska khadka dhexe u doonayaan Gunners ayaa ah…