UEFA Oo Go’aamisay Tirada Taageereyaasha Kulanka Chelsea vs Villarreal
Kaliya 13,000 qof ayaa loo ogolaan doonaa ciyaarta UEFA Super Cup ee Koobka ay ku kala qaadi doonaan Chelsea iyo Villarreal, taas oo ka dhici doonta garoonka Windsor Park ee Belfast.Chelsea oo ku guuleysatay Champions League iyo Sevilla oo hanatay Europa League ayaa waxay wada ciyaari doonaan Super-cupka Yurub ee sannadkan marka ay taariikhdu tahay August 11, xilli saacadda Afrika ku beegan tahay 10pm.Labadan kooxood ayaa filayay in ay heli doonaan taageereyaal badan oo garoonka yimaadda, hase yeeshee UEFA ayaa sheegtay in…