Derek Chauvin oo xukun culus loogu ridday dilkii George Floy…

Muqdisho (Axadle) – Ninkii caddaanka ahaa ee horay uga tirsanaa booliska Mareykanka Derek Chauvin ayaa lagu xukumay 22 sannadood ee badh oo xabsi ah dambiyo la xiriira dilkii George Floyd ee bishii May ee sannnadkii hore ee 2020-kii. Floyd ayaa geeriyooday ka dib markiii sarkaalka uu jilibka kaga hayay luqunta muddo ka badan 9 daqiiqadood. Mar sii horreeysay Derek Chauvin ayaa qoyska Floyd uga tacsiyeeyay geerida wiilkooda. Xeer Ilaaliyaha…

“Lug Doofaar Ayaanu U Diri Doonaa Si Aanu….” – Colaadii Spain & Van

Khadka dhexe ahna kabtanka xulka qaranka Spain ee tartanka Euro 2020 ee Sergio Busquets ayaa il-wareedka Cadena SER siiyay waraysi dheer oo uu kaga hadlay arrimo badan xilli ay isku diyaarinayaan wareega 16-ka ee tartankaas.Mid kamida waxyaabaha xasaasiga ah ee uu ka hadlay Busquets ayaa ahaa inuu u jawaabay halyeeyga xulka Netherlands ee Rafael Van Der Vaart kaas oo dhawaan qiimayn bahdil ah ku sameeyay xulka lagu naanayso La Roja.Ugu horreynba Busquets oo ka hadlay haddii uu ka cadhooday eedaymaha xulkiisa Spain loosoo…

Mbappe Cusub Oo Dunida Soo Galay & PSG Oo Heshay Hubkii Ay Ku Ilaashan

Waa 15 jir fagaareyaasha soo galay, waxaanu saxeexay heshiis saddex sannadood ah oo uu kaga mid ahaanayo kooxda uu walaalkii xiddiga ka yahay. Hore waxaad ugu aragteen sawirkiisa isagoo garab taagan xiddig weyn oo sannado kooban adduunyada isku baray.Ethan Mbappe oo ay walaalo yihiin Kylian Mbappe ayaa saxeexay heshiis shan sannadood ah oo uu Paris Saint-Germain kaga mid noqonayo.PSG ayaa shalay si rasmi ah ugu soo bandhigtay warbaahinta saxeexa Ethan Mbappe oo ay u weynaynayso si ka badan ciyaartoyda kale ee da’yarta,…

African Court of Human Rights dismisses

The African Court of Human Rights rejected the claims of the former Minister of Economy and the Benin opponent Komi Koutché. In 2020, the man won his case on the international arrest warrants issued by Spain and Interpol against him, at the request of Benin. He accused the International Court of Justice of questioning Benin's conviction of 20 years in prison for embezzlement of public funds by 2020, in…

Niger condemned by the court in

Niger was ordered by the ECOWAS court to pay damages to a human rights defender for "arbitrary and illegal detention". It's a first. The West African Economic Community Court (ECOWAS) this week ordered Niamey to pay 50 million CFA francs to Sadat Sadat Ilya Dan Malam. His lawyer announced it on the evening of Thursday, June…

Muuse Biixi oo shaaciyey in DF ay ‘cunaqabateyn’ dhaqaale sa…

Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Gobaladda Waqooyi, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 26 June oo ah markii ay gobollada waqooyi qaateen xornimada ayaa weerar afka ku qaaday madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya. Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ah ay Gobaladda Waqooyi ku qaaday dagaal dhinac kasta leh, isla-markaana ay saartay ‘cunaqabateen’ dhinaca dhaqaalaha ah, isaga oo hoosta ka xariiqay…

Supercomputer Oo Ka Nixiyey England & Germany, Midkooda Hore U Hadhaya

Supercomputer ayaa saadaal dhamaystiran ka sameeyey tartanka Euro 2020 ee waddamadu usoo gudbeen wareegga 16ka, kaas oo lagu bilaabayo ciyaaraha Sabtida maanta ay iskaga hor imanayaan afarta waddan ee Italy vs Austria iyo Wales vs Denmark.Xulka qaranka England ayaan calfan doonin tartanka qaramada Yurub ee ay usoo gudbeen wareeggiisa 16ka, awoodna uma yeelan doonaan in ay garoonka Wembley ku dhex-damaashaadaan oo ay koobka ku qaadaan, taas beddelkeedana waxay noqon doonaan kuwo ooyaya oo la aamusiin doono, sida uu…

Abidjan is cute, after all

After Lagos, the "Great West African Cities" initiative in Wathi Square takes us to Abidjan, the economic and cultural capital of Côte d'Ivoire. We have launched a series on major West African cities, in order to show their diversity, their complexity, their beauty, but also the environmental, security and socio-economic threats that weigh on them.Along with population growth, one of the other major trends in the coming…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More