Qiimaha Dhabta Ah Ee Ay Man United Ku Heshay Raphael Varane Oo Layaab

Kooxda Manchester United ayaa dhigeeda Real Madrid heshiis buuxa kala gaadhay saxeexa daafaca dhexe ee ree France ee Raphael Varane iyadoo kaliya heshiiskaas ay ka hadhsan tahay in si rasmi ah loo shaaciyo.Manchester ayaa heshay daafac dhexe oo ahaa mid kamida boosaska ay doonaysay inay inta ugu badan iska xoojiso gudaha suuqa xagaagan iyagoo kaddib saxeexiisa u dhaqaaqi doona bar-tilmaameedyada kale ee ay isha ku hayaan.Haddaba, kaddib isfahamka labada dhinac dhex maray ayay dhammaan saxaafada England gaar ahaan kuwa…

Ronaldinho Oo Ku Taliyey In Barcelona Meel Iska Dhigto No.10 Oo Aan

Halyeyga reer Brazil ee Ronaldinho ayaa kula taliyey kooxdiisii hore ee Barcelona in ay hawlgab ka dhigto lambarka 10 ee uu hadda xidho Lionel Messi, isaguna uu uga sii horreeyey, kaas oo ay sidoo kale xidheen ciyaartooyo waaweyn sida Diego Maradona iyo Rivaldo.Barcelona ayaa dhowaan heshiis cusub la saxeexatay Lionel Messi xilli uu dhamaaday qandaraaskiisa hore, waxaanay soo afjartay toddobaadyo hubanti la’aan ah oo kabtanka reer Argentina uu ahaa ciyaartoy aan ka tirsanayn Barcelona.Arrinta kaliya ee Barca u taalla ayaa ah…

WARBIXIN: Hawl-galkii Ay Real Madrid Samaysay Xalay, Xiddiga Weyn Ee

Real Madrid ayaa xalay heshiis la gaadhay Manchester United oo ay ka iibisay difaaceeda Raphael Varane oo ay ku beddelatay 50 milyan oo Euro, waxaanu heshiiskaasi dhacay xilli uu laacibkani ku riixay kooxdiisa in ay iibiyaan maadaama uu diiday inuu saxeexo qandaraas cusub xilli 11 bilood oo kali ahi ka hadhsan yihiin dhamaadka heshiiskii uu kula jiray Madrid.Isla markii uu heshiiskani dhacay, Real Madrid ayaa qaadday tallaabo ay kaga farxinayso taageereyaasheeda, waxaanay indhaha ku jeedisay laacibka ay muddada dheer…

Ethiopia’s Amhara State recruits extra teenagers and guarantees to crush TDF in

Ethiopia's Amhara State recruits more youth, promises to crush TDF in Tigray NAIROBI, Kenya - The conflict in Ethiopia appears to be spiraling out of control as Amhara regional forces have gathered more young people to join the combat strategy with the Tigray Defense Forces. which closes in the north by buying back its strongholds. Amhara State called on young people to join the regional army,…

Sawirro: Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay guddiyada doorashoo…

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer federaal & midka maamulkaasi, isagoo kala hadlay doorashada. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa guddoomiye Maxamed Xasan Maxamed (Cirro), waxaana intii uu socday shirkan diirada lagu saaray shaqooyinka labada guddi. Ugu horreyn madaxweyne Axmed Madoobe ayaa…

Maxay Ahaayeen Ereyadii Dhul-gariirka Ahaa Ee Uu Varane Ku Yidhi Real

Manchester United ayaa heshiis la gaadhay Real Madrid oo ay £42 milyan oo Gini kaga iibsatay difaaca reer France ee Raphael Varane oo ay horeba ula sii gaadhay heshiis shaqsi ah, taas oo soo afjartay toddobaadyo wada-hadal iyo hadal-hayn ahaa.28 jirkan ayaa la sheegay in uu kooxdiisa Real Madrid ku qasbay in ay iibiyaan xagaagan, isagoo u sheegay in aanu u saxeexi doonin heshiis cusub oo uu si bilaash ah kaga tegi doono sannad kaddib marka uu dhamaado qandaraaskiisu.United ayaa Real Madrid u shubaysa lacag kaash ah oo…

Tunisia’s Prime Minister is leaving his large parliament

On Monday, most of Tunisia's political parties and parliamentary blocs blocked President Kais Saied's decision to suspend parliament and oust the government. On Sunday, Saied fired Prime Minister Hichem Mechichi, froze parliament and adopted the executive with the help of a new prime minister. The Ennahdha Movement, which has 53 seats in parliament with 217 members, rejected Saied's move and considered them contrary to the Tunisian constitution. Rached Ghannouchi, head of Ennahdha and speaker of the…

Nigerian Sunday Adeyemo Igboho now

Activist Sunday Adeyemo Igboho is in pre-trial detention; the freedom judge has issued a decision to place him on Monday night during a commitment decision in a prison in Benin. Surprise, the crimes have changed. He is now being prosecuted "for criminal associations preparing to commit crimes in Benin". And yet his country Nigeria accused him of "arms trade, which demanded rebellion and undermined…

Ten years after the crisis after the election, Alassane

This is the first meeting between the head of state and his predecessor since his return last month after his acquittal of ICC crimes against humanity. The meeting between the two people in the Ivorian political scene must take place at the Presidential Palace in the late afternoon. as reported from Abidjan, Sidy YansaneThis is…