Ciidamada Gobaladda Waqooyi oo ‘weerar ku qaaday’ guriga
Hargeysa (Axadle) – Xaaska Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo haatan u xiran Gobaladda Waqooyi ayaa shaacisay inay saaka aroortii hore gurigooda oo ku yaalla Burco weerar ku soo qaadeen ciidan isugu jira Boolis iyo Milatari oo ka trsan maamulkaasi.
Aasiya Faarax oo ah xaaska Wariye Coldoon aya abarteeda Facebook-ga ku sheegtay in ciidamadu ay si xoog ah ku soo galeen guriga, kadibna ay baaris ku sameeyeen.
Sidoo kale waxa ay shaaca ka…