MUHIIM: Kylian Mbappe Oo Ka Cadhooday Hadaladii Madaxweyne Nasser
Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa la xusayaa inay taabteen hadaladii madaxweynaha kooxdiisa ee Nasser Al-Khelaifi uu dhawaan kaga hadlay mustaqbalka ciyaaryahankaas ee kooxda.Mbappe ayaa ah mid lala xidhiidhinayo kooxaha Real Madrid iyo Liverpool xilli kaliya hal sano ka hadhay heshiiska uu ku joogo Parc des Princes.Laakiin Al-Khelaifi ayaa soo af-jaray wararka la xidhiidhinaya bixitaan isaga oo sheegay inaysan abid iibin doono Mbappe sidoo kalena uusan marnaba kooxda bilaash kaga tagi doonin…