Waa kuwan shanta qodob ee lagu inqilaabay
Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku yeesheen Caasimadda Muqdisho, 21-kii iyo 22-kii bishan, waxa ay ku heshiiyeen hab raaca doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee soo aaddan.
Shirkaas ayey madaxda ku sheegeen in ay ku dhammaystirayaan go’aannadii midkii ay yeesheen 29-kii bishii June. Waxay sheegeen in kullankan ugu dambeeyay uu yahay mid ay si gaar ah ugu dhammaystirayaan habraacyada doorashada.
Arrimaha ay…