Chelsea Oo Arsenal Xiddig Siinaysa, Shan Liverpool Laga Dirayo &
Chelsea ayaa wakiilka weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski kala hadashay suurogalnimada uu Stamford Bridge ku iman karo. (Bild, via Sun)Arsenal ayaa isku diyaarinaysa inay dalab 80 Milyan oo pound ah ka gudbsio goolhayaha Sheffield United ee Aaron Ramsdale. (Talksport)Si kastaba Gunners ayaa loo sheegay inay tahay inay 32 Milyan oo pound wax ka badan kor ugu qaadaan dalabkooda Ramsdale iyadoo laba dalab laga diiday. (Times)Chelsea ayaa diyaar u ah inay Arsenal amaah ugu dirto weeraryahan Tammy Abraham xilli ay…