Mikel Arteta Oo Wax Laga Waydiiyay Xiisaha Kooxdiisa Arsenal Ee Thomas Partey, Houssem Aouar Iyo Jorginho
Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka hor kulanka Liverpool waxaa wax laga waydiiyay haddii ay kooxdiisa Gunners la soo saxiixanayso Thomas Partey, Houssem Aouar ama xidiga kooxda Chelsea ee Jorginho.
Arsenal ayaa waqti dheer lala xidhiidhinayay xidiga khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid ee Thomas Partey kaas oo heshiiskiisa lagu burburin karo 45 milyan gini.
Arsenal ayaa sidoo kale lala xidhiidhinayaa xidiga kooxda Lyon ee Houssem Aouar kaas oo lagu qiimaynayo 50 milyan gini laakiin Arteta ayaa…