Xiddigii Garoonka, Laacibiintii Faddexaadoobay Iyo Qiimaynta

Marcelo Bielsa iyo Pep Guardiola ayaa markii ugu horreysay iskaga hor yimid horyaalka Premier League iyadoo labadooduba ahaayeen ardaydii uu soo tababobaray John Cruyff, waxaana ciyaar muddo laga sii sheekeeyey ay jilbaha isku dareen Elland Road iyagoo kala hoggaaminaya Leeds United iyo Man City.Manchester City ayaa firfircooni ku bilaabatay ciyaarta, waxaana gool u dhaliyey Raheem Sterling daqiiqaddii 17aad, waxaana ka horreeyey fursado kale oo dahabi ahaa oo ay heleen iyo kuwo ka dambeeyey oo ay ku badsan karayeen…

Sucuudiga oo cunaqabatayn ku soo rogay dowladda Turkiga! –

Madaxa Rugta Ganacsiga ee Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku baaqay in la qaadaco “wax kasta oo Turki ah” oo ay ka mid yihiin soo dejinta, maalgashiga, iyo dalxiiska, isaga oo leh “waa masuuliyadda qof walba oo Sacuudi ah”, warbaahinta maxalliga ah ayaa werisay. Baaqa qaadacaadda ayaa yimi ka dib markii madaxweynaha turkiga Recep Tayyip Erdogan uu sheegay in qaar ka mid ah wadamada khaliijka carabta ay bartilmaameedsanayaan turkiga isla markaana ay wadaan siyaasado khalkhal…

Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Ciyaartoyda Real Madrid

Zinedine Zidane ayaa u yeedhay hal ciyaartoy oo difaac ah oo heerka labaad ee Castilla ka tirsan, si uu u buuxiyo booska ay ka dhaawacmeen labada ciyaartoy ee Dani Carvajal iyo Alvaro Odioziola.Real Madrid ayaa ciyaarteeda saddexaad ee xili ciyaareedkan, waxay Axadda ku waajihi doontaa Levante iyadoo raadinaysa guushii saddexaad oo xidhiidh ah kaddib barbaro ay ku bilowdeen kulankii furitaanka oo ay goolal la’aan ku kala baxeen Real Sociedad.Tababare Zidane ayaa soo xushay 20 ciyaartoy iyadoo sharcigu u ogol yahay 23 laacib,…

Masar:-Naxashyo duugnaa 2,500 oo sano oo haatan la soo

Khubarada waxyaabaha qadiimiga ah ee Masar ayaa ku dhawaaqay daahfurka 59 naxash oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano Furitaanka mid ka mid ah Naxash-yada oo loo soo bandhigay warbaahinta Sabtidii, ayaa shaaca ka qaaday maydad ku daboolan maryo midabo kala duwan leh oo dhalaalaya. Baaritaanka cajiibka ah waxaa laga soo helay goob taariikhii ah oo muqaddas ah kuna taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira waana goob caan u ah hidaha dalkaasi.…

Leeds United Oo Barbarro Ku Qabatay Man City, Guardiola Oo

Kooxda kubadda cagta Leeds United ayaa barbarro ku qabatay Manchester City oo ay ku martigelisay garoonkeeda Elland Road, kulan ay labada kooxoodba fursado badan iska lumiyeen.Man City oo ciyaartii hore 5-2 lagaga soo adkaaday ayaa u dagaallamaysay inay kasoo kabato guul-darra Leicester u xambaarisay usbuucii hore, waxaanay u timid Leeds United oo garoonkeeda joogtay, isla markaana labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey soo guuleysatay.Raheem Sterling ayaa ciyaarta ku furay gool qurux badan oo uu difaaca Leeds waabiyey ka hor…

the plants split around the rise in the price of cocoa

Farmers' reactions to the rise in the price of cocoa paid to Côte d'Ivoire producers are not uniform. While some are happy, others believe it is a first step. With our special correspondent in Yamossoukro, Stanislas Ndayishimiye The notice of increase in the price of cocoa paid to the producer in Ivory Coastranging from 825 to 1000 CFA francs per kilos, has made producers "very happy", estimates Jérôme Yao Kouakou, plants in Issia, in the midwestern Ivory Coast. Announced Thursday by President Alassane Ouattara, on…

Manchester United Oo Ka Faa’iidaysanaysa Saacadaha Ka Hadhay

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ka faa’iidaysanaysa saacadaha kooban ee ka hadhay suuqa iibka ciyaartoyda, waxaanay heshiis la gaadhay xiddigii labaad ee xagaagan kusoo biiraya.Manchester United oo hore u diiwaangashatay Donny van de Beek oo kaliya, waxay muddo ku jirtay suuqa iyadoo lala xidhiidhinayay ciyaartooyo badan oo ugu horreeyey Jadon Sancho oo Borussia Dortmund ay ka biyo diidday qiimaha ay Red Devils ula tagtay.Sidoo kale, dhawr ciyaartoy oo kale oo ay ka mid ahaayeen Sergio Reguilon, Gareth Bale, Jack…

Zinedine Zidane Oo Ka Hadlay In Real Madrid Lasoo

Tababare Zinedine Zidane oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Madrid ka hor kulanka Levante ay habeen dambe la ciyaari doonaan ayaa waxa uu soo qaaday ciyaartoyda tirada badan ee ka dhaawacan kooxdiisa, laacibka reer France ee Houssem Aouar haddii kooxdiisu lasoo saxeexan karayso iyo xiddigaha u baxaya kulamada caalamiga ah.Zidane oo ugu horreyn la weydiiyey laacibka kooxdiisa iyo Arsenal ba lala xidhiidhinayo ee Houssem Aouar ayaa yidhi: “Ma garanayo waxa uu yahay macluumaadka aad ka haysaan, balse waa ciyaartoy…

Rio Ferdinand Oo U Sheegay Chelsea Xiddig Ay Tahay In

Halyeyga Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa u sheegay Chelsea inay ka faa’iidaystaan maalmaha hadhay suuqa iibka ciyaartoyda oo ay Arsenal ka hor qaadaan laacib kubbad-burburiye iyo sameeyeba ah oo muddo dheer uu Mikel Arteta ku raad-joogay.Chelsea ayay diiraddeedu haysaa laacibka reer England ee Declan Rice oo West Ham ka tirsan, laakiin Rio Ferdinand ayaa rumaysan in xiddiga ay u baahan yihiin aanu ahayn laacibkan.Rio Ferdinand waxa uu sheegay in Thomas Partey oo khadka dhexe uga ciyaara Atletico Madrid, in muddo ahna…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More