Ashley Young Oo Noqday Xiddigii Ugu Dambeeyey Ee Korona
Ashley Young ayaa noqday ciyaartoygii ugu dambeeyey ee la xaqiijiyey inuu ku dhacay xanuunka Korona Fayras, waxaana la gelinayaa karantiil uu ku jiri doono illaa inta uu dhaafayo heerka gudbinta xanuunka.Inter Milan ayaa shaacisay in baadhitaan lagu sameeyey laacibkan lagaga helay xanuunka Korona Fayras, isla markaana uu garoomada ka maqnaan doono muddo toban maalmood ka badan oo aanu qayb ka noqon doonin kooxda.Warkan ayaa soo baxay xilli ay ciyaartoyda aan looga yeedhin xulalkooda ay isku diyaarinayaan kulanka adag ee…