Portugal Iyo France Oo Bar-bar Dhac Ku Hishiiyay Iyo
Xulalka Portugal iyo France ayaa ku heshiiyay bar-baro gool la’aan ah kulan ka tirsanaa tartanta UEFA Nations League xilli ayna labada xul soo bandhigin qaab ciyaareed fiican.Labada xul ayaa kulanka soo galay iyaga oo ku dagaalamaya Group-kooda iyaga oo labadooduba lahaayeen 6 dhibcood mid walbana isha ku hayo 3-da dhibcood ee Group-ka.Laakiin labada xul ayaa ku kala baxay Bar-baro gool la’aan ah kadib markii ay wax gool ah kala dhalin waayeen kulanka inkasta oo ay sameeyeen fursado fiican.Saaxiibada Cristiano Ronaldo ayaa…