Maxay tahay sababta Dowladda Soomaaliya u ogolaatay Khaadka
Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ogolaatay in Jaadka dalka Ethoipia uu si sharci ah ku soo gale karo Soomaaliya, ayada oo wali dalka Kenya ay saarantahay xayiraaddii lagu soo rogay ee la xiriirtay ganacsiga Khaadka.
Sharikadda National Airways ee uu fadhigeedu yahay dalka Itoobiya ayaa soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha Adan Cadde ayado oo wadda xamuul Khaadka loo yaqaano Hareeriga oo ka baxa beeraha dalka Itoobiya.
Waa markii ugu horeysay oo tan iyo markii u bilowday…