Covid-19 oo lagu daray xannuunada Maskaxda waa dhibka ugu
Xannuunka dhanka Maskaxda ku dhaca ayaa kusii kordhay xerada qaxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan dad u badan Soomaali oo wajahaya dhibaatooyinka dhanka Caafimaadka, cunno la’aan iyo dhanka Waxbarashada.
Boqolaal kun oo Soomaali ah ayaa Tobaneeyo sanno degen Xeraan, xaaladda ugu daran waa cabsida faafitaanka Covid-19, yareynta Gargaarka Bani aadamnimo iyo xannuunada dhanka Maskaxda ku dhaca oo kiisas la xiriira marar kala duwan la diiwaangeliyay.
Walwalka dhanka nolosha ayaa…