Borussia Dortmund Oo Ka Soo Jawaabtay Dalabkii 100ka Milyan
Manchester United ayaa dalab gaaraya 100 milyan euro oo u dhiganta 91.3 milyan ginni ka gudbisay xiddiga garabka ka ciyaara ee Borussia Dortmund Jadon Sancho sida ay sheegtay goor dhaweyd Sky Sports.
Sky Sports waxay sidoo kale sheegtay in Dortmund ay durbadiiba hore ka soo diiday dalabka ay soo gudbisay Manchester United.
Dalabka United wuxuu ahaa mid ay 80 milyan euro kaash ku bixinayaan halka 20ka milyan euro kale ay ku bixin lahaayeen sharuudo ku xiran qaab ciyaareedka xiddiga Ingariiska.
Dortmund ayaa diidan…