“Marka Aad Musqusha U Baahato Waa Inaad Cararto” – Eric Dier
Eric Dier ayaa qirtay in Jose Mourinho aanu ku faraxsanayn inuu ka baxo garoonka oo uu suuliga tago iyadoo ciyaartu socota, waxaase uu sheegay inuu yahay ‘wicitaan dabiici ah’ oo marka laguu yeedho ay qasab tahay inaad tagto.Spurs ayaa xilli dambe barbarraysay Chelsea oo 1-0 ku hoggaaminaysay inta badan, waxaanay ugu dambayntii Tottenham ku adkaatay rikoodheyaal 5-4 ah iyagoo iska xaadirisay wareegga shanaad ee Carabao Cup.Ciyaarta ayay ka dhaceen arrimo layaab lahaa, waxaanay midda hore ahayd inay isku dhaceen Jose Mourinho…