Saadaasha Khabiirka Mark Lawrenson Ee Kulamada Usbuuca 6aad
Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo wali ku jira kulamadii ugu horreeyay ayaa maraya meel xiiso badan, waxaana toddobaadkan ballansan kooxo waaweyn oo ay ugu mudan tahay kulanka ay ku ballsan yihiin Manchester United iyo Chelsea oo Sabtida dhici doona.
Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo guul muhiim ah ay kooxdiisu kasoo gaadhay PSG oo Salaasadii ay ugu tagtay Paris, ayaa waxay qaabbili doontaa Chelsea oo barbarro lasoo gashay Sevilla, sidoo kalena ay dhibcaha wadaageen Southampton ciyaartoodii toddobaadkan.…