Muxuu Solskjaer U Sheegay Marcus Rashford Markii Uu Garoonka
Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa loo xil-saaray inay dhamaystiraan oo ay buuxiyaan gol-daloolooyinkii kooxdooda ee saacaddii ugu horreysay kulankii RB Leipzig ay guusha weyn kaga gaadheen.Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku qaabishay RB Leipzig, waxaana gool u dhaliyey qaybtii hore da’yarka Mason Greenwood, waxaase Leipzig ay isku dayaysay inay hesho goolka barbarraha iyadoo culays saaaraysay Red Devils.Ole Gunnar Solskjaer ayaa daqiiqaddii 63aad guud ahaan beddelay qaab ciyaareedkii kooxdiisa markaas…