Marcus Rashford Oo Goolal Deg-deg Guul Ugu Go’aamiyey Man
Manchester United ayaa guushii labaad oo xidhiidh ah kasoo hoysay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 5-0 ku garaacday kooxdii awoodda badnayd ee RB Leipzig.United oo hore uga soo adkaatay PSG oo ay marti u ahayd kulankii hore oo ay 2-1 kaga soo badisay, ayaa waxay marti gelisay RB Leipzig, iyadoo uu tababare Ole Gunnar Solskjaer isbeddel badan ku sameeyey safka kooxdiisa oo uu kusoo bilaabay saxeexiisa cusub ee Donny van de Beek iyo Mason Greenwood.Da’yarka reer England ee Greenwood ayaa United u furay…