Garsooraha Dhexdhexaadin Doona Kulanka Adag Ee Real Madrid
Garsooraha dhexdhexaadin doona kulanka adag ee Champions League ee Real Madrid iyo Inter Milan ee ugu dambeeya wareegga hore ee hormooyinka ayaa la shaaciyey.Real Madrid oo hal dhibic kaliya sidata, labadii ciyaarood ee horena midna laga badiyey midna barbarro soo gashay ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano waxay ku martigelin doontaa Inter Milan habeenka Salaasada ee toddobaadkan, waxaana Zinedine Zidane uu u dagaallami doonaa sidii uu guul u keeni lahaa, haddii kale, waxa halis geli doonta fursadda ay kooxdiisu ugu gudbi…