The government continues the hunt for Tigray’s leaders

The hunt for TPLF officials continues in Tigray. One week after announcing the capture of the regional capital Mekele, the federal government is still looking for the leaders of the movement. For its part, TPLF makes sure that the fight is not over.Tigray remains largely cut off from the world and the two camps continue their war of words. Getachew Reda, one of the TPLF officials, says it will not be handed over. According to him, government forces have lost thousands of troops, but the central government "does not care

Barcelona Oo CEEB Weyn Ay Ka Soo Gaartay Kooxda Yar Ee

Barcelona ayaa ceeb weyni ay soo gaartay caawa ka dib markii ay guuldarro 2-1 kala kulmeen kooxda yar ee ku cusub horyaalka La Liga ee Cadiz oo marti loo ahaa.Cadiz ayaa noqotay kooxda disha kooxaha waa weyn ee La Liga iyagoo hore u soo garaacay Real Madrid. Waxay caawa ka talaabsadeen Barcelona oo Messi heysata iyagoo Alvaro Negredo uu guusha ku hogaamiyay.Waa guuldaradii afaraad ee Barcelona ka soo gaarta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan, waxay ku jiraan kaalinta 7aad iyagoo leh 14 dhibcood, waxay lix dhibcood ka…

Chelsea Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaartay Leeds & Blues Oo

Chelsea ayaa la wareegtay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay guul soo laabasho 3-1 ah ka gaareen kooxda Leeds United oo marti ku aheyd garoonka Stamford Bridge.Leeds ayaa hogaanka ku hormartay ka dib gool uu u saxiixay xiddigii hore ee Chelsea Bamford laakiin xiddiga gooldhalinta la saaxiibka noqday Giroud ayaa u barbareeyay ka hor inta uusan Kurt Zouma guusha ku hogaaminin isagoo ah daafaca ugu gooldhalinta badan Premier League xilli ciyaareedkan madaama uu dhaliyay afar gool iyadoo Pulisic uu dhaliyay…

Italy, Libya signal protection settlement on navy coaching, hospital

Italy and Libya signed an settlement on Friday to co-operate within the fields of protection for schooling, well being care and demining actions. Italian Protection Minister Lorenzo Guerini met along with his Libyan counterpart Salahuddin Al-Namroush in Rome, the place they signed the "Joint Technical Army Cooperation Settlement", which renews a deal signed in 2013. It requires the identification of latest methods of collaborating within the discipline of medical well being care, beginning with the…

Ole Oo Ma Quustayaal Ka Dhigay Man United, Laacibkii Ugu

Man United ayaa kulankii labaad oo isku xigta gaartay guul soo laabasho ah iyagoo markaan seddex gool iyo gool ku xaaqday kooxda West Ham oo marti loo ahaa.Waa kulankii shanaad oo isku xiga oo ay badisay Man United iyadoo marti ah islamarkaana ay gadaal ka soo kabsato. Xilli ciyaareedka United ayaa noqday mid aan la saadaalin karin isbuuc walba.United waxay aheyd mid aad u liidata qeybtii hore taasi muran kama taagna. Laakiin wacdarihii ay dhigeen qeybta labaad ayaa haatan ka dhigay in United ay labo dhibcood kaliya u jirto…

The UN Safety Council removes Burundi from the political agenda

In a choice adopted on Friday, December 4, the UN Safety Council determined to take away Burundi from its political agenda. A choice that comes shortly after the Burundian authorities' refusal to increase the workplaces of the UN Particular Envoy. The choice was introduced on Friday, December 4, in an announcement from the…

Man United Oo Guul Soo Laabasho Cajiib Ah Gaartay, Gool

Manchester United ayaa kulankii labaad oo isku xiga oo Premier League gaartay guul soo laabasho cajiib ah iyadoo seddex gool oo kala daran ku bedelay hal gool oo ay ku hormartay West Ham United.Labada kooxood ayaa ciyaarta kala lahaa labadii qeyb, iyadoo qeybtii hore ay West Ham wacdarro dhigtay islamarkaana hogaanka u qabatay ciyaarta, laakiin qeybtii labaad oo ay bedel ku soo galeen Rashford iyo Fernandes Man United ayaa xasuuq degdeg ah geysatay iyagoo seddex gool ku dhaliyay 13 daqiiqo gudaheed.Pogba ayaa gool lagu indho…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Barcelona Caawa Kala Hortageyso

Tababare Ronald Koeman ayaa u muuqda mid ugu danbeyn ku aaminaya weerarka inuu hogaamiyo Braithwaite kaasoo kulankii afaraad ku soo bilaabanaya, wuxuuna booska kala baxayaa Ousmane Dembele oo keyd loo dhaadhiciyay. Lionel Messi ayaa soo laabtay ka dib markii la nasasiiyay kulankii ugu danbeeyay ee Champions League, laakiin waxaa la sugayaa in la arko booska uu caawa ka dheeli doono iyadoo Griezmann uu sidoo kale ku soo bilowday kulankaan.Da’ yarka Mingueza ayaa weli shaxda ku jira iyadoo Pjanic kursiga keydka loo celiyay.…

10ka Tababare Ee Dunida Ugu Fiican Oo Laga Magacaabay –

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa loo magacaabay tababaraha ugu fiican dunida isagoo ka horeeya macalinka Manchester City Pepe Guardiola iyo tababaraha Bayern Munich Hans-Dieter Flick.53 jirkaan Jarmalka ayaa ka tagay Borussia Dortmund sannadkii 2015 isagoo u saxiixay Liverpool, wuxuuna fure u noqday guulaha Reds.Klopp wuxuu ku guuleystay Champions League sannadkii 2019 ka hor inta uusan soo gabagabeynin mudadii dheereyd ee ay Liverpool sugeysay Premier League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.Hilinka ESPN ayaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More