Pep Guardiola Oo Maanta Sameeyay Wax Uusan Waligiis Sameynin
Tababaraha kooxda Manchester City ayaa maanta qaaday taalaabo uusan waligiis sameynin intii uu tababare ahaa,416 kulan uu macalin u soo ahaa kooxo waa weyn, Pep Guardiola ayaa markii ugu horeysay abid aan wax bedel ah sameynin kulankii maanta ee Manchester City.Waligiis Guardiola bilaa bedel ma uusan noqnin intii uu tababar ka soo ahaa Barcelona, Bayern Munich iyo Manchester City isagoo soo maamulay 416 kulan.Laakiin kulankii ay maanta Manchester City 2-0 uga badisay Fulham, waxay kooxdiisa ku dhameysatay 11kii xiddig ee ku…