Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay degmada
Waa askar ka tirsan ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, 2019. © FEISAL OMAR / Reuters
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax miino lagula eegtay kolanyo ka tirsan ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda Dowladda Itoobiya ee sugan Soomaaliya.
Qaraxa waxaa ka dambeeyay Iska hor’imaad xooggan oo barqadii maanta ka dhacay duleedka degmada Qansaxdheere sida dadka deegaanka ku soo waramayaan.
Qaraxa miino oo lala…