Falanqeynta kulanka Everton vs Manchester United
Xarunta kashifaata saddexdii macallin ee ugu dambeeyey ee Manchester United sababtooda lagu eryey ee Merseyside ayaa waxa maanta ku sugan tababare Ole Gunnar Solskjaer oo hoggaaminaya Manchester United, halkaas oo uu marti ugu ah Everton.
Ole ayaa guul laga doonayaa kaddib laba guul-darro oo uu kasoo diiwaangashaday tartamada Champions League iyo Premier League, laakiin Carlo Ancelotti oo isaguna tababare u ah Everton ayaa labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee horyaalka laga soo badiyey, waxaanu u dagaallamayaa sidii ay…