Liverpool vs West Ham & Sheffield United vs Man City –
Kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liveprool ayaa guushii afraad ee xidhiidh ah ee dhamaan tartamada doonaysa inay diiwaanka gashato marka ay maanta garoonkeeda Anfield ku qaabisho kooxda qaab ciyaareedka fiican ku jirta ee West Ham United.Reds oo 2-0 kusoo guuleysatay kulankii Champions League ee RFC Midtjylland ee toddobaadkii hore, ayaa soo dhoweynaysa West Ham oo iyaduna barbarro 1-1 ah lasoo gashay Manchester City kulankii ugu dambeeyey ee horyaalka Premier League.Ciyaartii Salaasadii ee Champions League waxay Liverpool…