Muxuu Yahay Rekoodhka Aanu Abid Cristiano Ronaldo Ku Hor
Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa markale habeen dambe ku kulmaya gegida Camp Nou kulanka ugu dambeeya ee wareega Group-yada Champions League xilli ay labada dhinacba hore iskaga xaadiriyeen wareega 16-ka.Kulankaas ayaa noqon doono mid markale lagu raaxaysan doono iska hor imaadka Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, kulankii hore ee Allianz Stadium ayaysan mucaashaqiinta kubadda cagtu helin fursadaas maadaama Ronaldo uu ku seegay sababta xanuunka Korona Fayras.Mid kamida waxyaabaha indhaha lagu hayn doono habeen dambe ayaa…