Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay qorshe ka dhan ah Hogaamiyayaasha Tigray.
Raysul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ku dhawaaqay qorshe ka dhan ah ismaamulka Tigray, kadib markii uu dhamaaday waqtigii uu u qabtay in ay isu soo dhiibaan hogaamiyayaasha ismaamulkaas.
Abiy ayaa sheegay in saddex cishe uu fursad ahaan u siiyay hogaamiyayaasha Tigray, balse sooma bandhigin mas’uuliyiin ka faaiideysatay, marka la dhadhansado hadalkiisa xaalku waxa uu u muuqdaa in aysan dhaqangelin riyadiisa siyaasadeed.
Waxa uu ku hanjabay in uu ku dhaqaaqayo…