50kii Goolhaye Ee Taariikhda Kubadda Cagta Ugu Wanaagsanaa
Goolhayaha Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Gianluigi Buffon ayaa loo doortay goolhayihii ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta abid, sida ay taageereyaasha kubadda cagtu cod ku go’aamiyeen.Halyeygan Talyaaniga ee 42 jirka ah ayaa meel iska dhigay goolhayeyaashii hore ee Manchester United iyo Real Madrid ee Peter Schmeichel iyo Iker Casillas oo waqtiyada qaarkood ay garoomada iyo guulahaba ku xafiiltami jireen.Buffon ayaa xulka qaranka Talyaaniga kula guuleystay Koobkii Adduunka ee 2006kii, waxaana heerka kooxeed…