Hogaamiye Farmaajo oo safar aan lasii shaacin ku tagay
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loosii shaacin ku tagay Magaalada Nairobi Caasimadda dalka Kenya, waxaana ku wehliyay mas’uuliyiin kala duwan.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa baahisay Hogaamiyaha oo booqanaya dhismaha Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, waxaana uu ku baaqay in gacan laga geysto dib u dhiska guud lagu sameynayo safaaraddaas.
Muddo 9-bilood ah ayuu dalbaday in dib loo hagaajiyo si loosoo celiyo bilicda ay leedahay safaaradda…