Dowlada Mareykanka Oo U Hanjabtay Man United Oo
Manchester United ayaa wajaheysa ganaax lacageed oo gaaraya 20 milyan doolar haddii ay bixiyaan lacagta madaxa furashada ah ee ay dalbanayaan burcadii jabsatay kombiyuutaradooda.Man United ayaa dhibane u noqotay weerar lagu soo qaaday kombiyuutaradeeda iyadoo lala wareegay maamulkooda, waxayna u yeerteen rag khuburo ah oo la dagaalama burcada una soo celiya maamulkii kombiyuutarada.Burcada jabsatay kombiyuutarada kooxda ayaa dalbanaya malaayiin ginni oo madax-furasho ah, laakiin Man United ayaa ganaax 20 milyan doolar ah…