Pep Guardiola Iyo Jurgen Klopp Oo Ku Biiray DAGAAL Ka Dhan
Tababareyaasha kooxaha Manchester City iyo Liverpool ee Pep Guardiola Iyo Jurgen Klopp ayaa ku biiray xoogag cadaadis saaraya maamulka Premier League oo ka doonaya inay ilaaliyaan ciyaartoyda, xilli sanka la isku geliyey kulamo cidhiidhi ah oo aanu waqti badan u dhaxaynin.Premier League ayaa lagu cadaadinayaa inuu horumar ka sameeyo daryeelka ciyaartoyda, isla markaana aan meesha laga saarin sharcigii cusbaa ee kooxaha u ogolaanayay inay shan beddel sameeyaan.Guardiola iyo Klopp ayaa Jimcihii shalay waxay ku biireen…