“Alle Nolosha Haku Duleeyo, Nabiga Waxaanu Jecel Nahay In Ka
Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Nurmagomedov oo lagu yaqaano inuu si weyn u difaaco diinteeda suuban ee Islaamka kuna caan ah inuu yahay shaqsi aad ugu ad-adag arrimaha sharciyan Alle inoo jideeyay ayaa jawaab la sugayay siiyay madaxweynaha France.Emmanuel Macron oo ah ninka ugu sarreeya France ayaa dhawaan diinta Islaamka ku sifeeyay mid qalalaase ku ah dunida oo dhan, hadalkiisa ayaa dhaliyay in si weyn guud ahaan muslimka caalamku uga fal-celiyaan.Hadalka Macron ayaa yimid kaddib markii France lagu dilay macalin Samuel…