Dimitar Berbatov wuxuu sameeyaa saadaalin lama filaan ah
Xiddigii hore ee kooxaha Man United iyo Tottenham Dimitar Berbatov ayaa difaacay tababarihii shaqada laga caydhiyay ee Arsenal isaga oo sheegay in uu wali u baahan yahay wakhti halka uu saadaal layaableh ka bixinayo kulanka feedhka ee u dhexeeya kooxaha Chelsea iyo Arsenal.Arsenal ayaa ku jirta kaalinta 15-aad ee kala sarreynta Premier League, iyadoo afar dhibcood ka heshay aagga dib u laabashada, mana aysan guuleysan toddobadii kulan ee ugu dambeysay.“Arsenal waxaa haysta dhibaatooyin dhab ah laakiin waxaan wali u…