Saadaasha Dimitar Berbatov Ee Kulamada Todobaadkan La
Xiddigii hore ee Man United iyo Tottenham Dimitar Berbatov ayaa saadaaliyay kulamada isbuucaan la ciyaarayo horyaalka Premier League marka laga reebo kulanka ay caawa dheelayaan kooxaha Crystal Palace iyo Newcastle United.Kooxda difaacaneysa horyaalka ee Liverpool oo dhaawacyo ay wareeriyeen ayaa hogaanka la wareegi karta haddii ay ka badiyaan Brighton ka hor inta aysan indhaha oo dhan u jeesanin Stamford Bridge oo ay isaga horimaanayaan Chelsea iyo Tottenham.Berbatov ayaa saadaaliyay in kooxda Reds oo guuldarro xun ay ka…