Lionel Messi ayaa badali kara Barcelona
Haddii uu saxiixo qandaraas cusub ama uusan saxiixin, wuxuu ku soo dhowaanayaa wax aan macquul aheyn oo ah in Lionel Messi uu ka tagayo Barcelona.33 jirkaan ayaa cadeeyay xagaagii inuu doonayay inuu ka tago Camp Nou ka dibna wuxuu gudbiyay codsigiisa iibka.Iscasilaada Josep Maria Bartomeu ayaa dad badan rajo gelisay in Messi uu sii joogi doono kooxda, laakiin macquul maahan in qandaraaska loo kordhiyo.Madaxweyne cusub oo leh niyad wanaagsan ayaa ka dhaadhicin kara Messi inuu sii joogo Barcelona dhamaadka xilli…