Saddexlayda Ugu Khatarsan Iyo Kooxaha Ugu Weerarka Wanaagsan
Imaatinkii Luis Suarez ee Atletico Madrid, waxa uu abuuray in Diego Simeone ay hesho saddexlay khatar ah oo ay u fududdahay inay goolasha dhaliyaan, sidoo kalena ah cudud laga sii baqdo.33 jirka reer Uruguay ayaa helay Joao Felix iyo Marcos Llorente oo u baahnaa inay khibrad ka korodhsadaan, isla markaana uu u noqdo macallin ay kaga daydaan qaabka gool-dhalinta iyo dhiirranaanta.Saddexdan ciyaartoy ayaa ah kuwa goolasha ugu badan ka dhaliyey horyaalka LaLiga, waxaanay saxeexeen 17 gool illaa hadda.Diego Simeone xili…