Laba ciyaartoy oo muhiim ah ayaa ku soo laabtay shilkii Liverpool
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in goolhaye Alisson Becker iyo ciyaaryahanka khadka dhexe Alex Oxlade-Chamberlain ay soo laaban karaan kulanka axada ee Premier League ee ay la ciyaarayaan Fulham.Klopp ayaa shirkiisa jaraa’id ee dhawaan ku sheegay in hadii goolhayaha reer Brazil ee Alisson Becker uu maanta tababarka dhamaysto uu bilaaban doono Axada.Caoimhin Kelleher ayaa ah goolhayaha Liverpool kulamadii ugu dambeeyay sababo la xiriira dhaawaca Alisson.Laakiin hadii Alisson uu tababarka dhammeeyo…