Man United 0-0 ayey ku kala baxeen
Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa isku aaday garoonka Old Trafford.Ciyaar ay labada kooxood baqayeen, waxa ay si adag ugu dagaallameen qadka dhexe iyaga oo helay fursado yar oo cad, laakiin Manchester United ayaa lagu abaal mariyey rigoore qeybtii dambe ee ciyaarta VAR ayaa laga saaray ka dib markii la xaqiijiyey in Rashford uu offside ku jiray ka hor inta aan lagu dhicin.Barbaraha goolal la’aanta ah ayaa dhibaato ku ah Solskjaer iyo Guardiola, kaalinta toddobaad iyo sideedaadna waxay halis ugu jiraan inay u…