Always Premier League combined XI

One side has had greater success during the Premier League era, but the other has boasted some of the finest players the division has ever seen.Ahead of Liverpool's visit to Arsenal on Saturday night, trawling through the last 28 years of top flight history to remember the two clubs' best players brought with it a topic of discussion: who would make a full-time combined XI of two sides from that era?Does any of the current crop make the cut? Given Red's dominance in the league right now, you will not be surprised to hear…

Philippe Coutinho Oo La Siiyay Maaliyad Lambar Cusub Ka Dib

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Philippe Coutinho uu xiran doono maaliyada No.14 xilli ciyaareedkan ka dib markii uu ka soo laabtay amaahdii uu ku joogay Bayern Munich.Maaliyada No.14 waxaa caan ka dhigay Johan Cruyff, kaasoo u  xiran jiray maaliyadaan kooxda Ajax iyo xulka Netherlands.Si kastaba, sharciga ayaa u diiday inuu Barcelona u xirto maaliyada No.14 ee uu jeclaa isagoo lagu qasbay inuu xirto maaliyada No.9Madaama weli uusan xirmin suuqa kala iibsiga oo xirmaya 5ta bisha October, weli si fiican looma kala…

Daaficii Sababta U Ahaa Guuldaradii Man United Ka Soo

Ole Gunnar Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbedel ku sameeyo daafaca kooxdiisa kulanka Premier League ee ay Sabtida la ciyaarayaan kooxda Brighton.Tababaraha reer Norway ayaa daawaday bilowgii isbuucaan iyadoo kooxdiisa lagu jiidjiiday Old Trafford ka dib markii ay guuldarro 3-1 ka soo gaartay Crystal Palace.Inkastoo kooxda Roy Hodgson ay u qalmeen seddexda dhibcood, hadana Crystal Palace ayaa ka faa’ideyatay qaladaad difaacasho uu sameeyay daafaca dhexe Victor Lindelof.Daafaca reer Sweden ayaa…

Who are the four candidates standing for Ivory Coast’s presidential election?

Ivory Coast Constitutional Court ruled last week that only four out of 44 presidential hopefuls would be allowed to run in the country's presidential election. Because they face criminal convictions, former President Laurent Gbagbo and former rebel leader Guillaume Soro, both giants of Ivorian politics, were among those prevented from running. Most of the others whose candidates were deemed invalid had failed to garner sufficient public support - a new electoral reform required candidates to request signatures from at…

The new Prime Minister of Somalia should avoid entertaining political agreement

EDITORIAL | Somalia finally has a new prime minister, exactly sixty days after Hassan Khaire was thrown out in a controversial no-confidence motion for his government. This week, Somali MPs approved the appointment of Mohamed Hussein Roble to take the hot seat. Things have been moving so fast since Mr. Roble was selected from the crowd. A rather unknown name, the 57-year-old Roble has traveled from a quiet regional office of the International Labor Organization in Nairobi in the face of Somalia's political storm…

Soomaaliya oo ka gudubtay dib u eegistii 1-aad ee Barnaamijka Kaalmada Gaar ah ee Hey’adda IMF.

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saaray dib u eegistii Koowaad ee kaalmada gaarka ah ee Barnaamijka ECF loo soo gaabiyo. Hawlwadeeno ka socda Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF ayaa wadahadallo dhanka khadka internetka ah la yeeshay masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 12-22 bisha September, 2020. Kulanka dhanka khadka internetka ah ayaa ujeedkiisu ahaa dib u eegista koowaad ee barnaamijka  dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya oo …

Facebook Messenger down: Chat app not working amid outage

Everyone is looking to lose weight these days, but most people miss the one key to just how easy it really is: eating more fiber! While you need protein, healthy fats, and many vitamins and minerals for overall health, the one food that can help you stay fuller longer and keep your weight down is fiber-rich foods.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More