“Chelsea diyaar uma ahan inay ku guuleysato horyaalka
Chelsea ayaa shalay la kulantay guuldaradii 2-aad ee premier League iyaga oo seegay wareega 2-aad ee ay hogaanka kula wareegi karaan.Kooxda Frank Lampard ayaa hogaanka u qabatay Wolves, laakiin waxaa lagu bedelay labo gool oo uu dhaliyay Pedro Neto waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta, ciyaarta ayaana noqotay 2-1.Halyeeyga Manchester United Paul Scholes ayaa sheegay in Blues aysan diyaar u aheyn inay la tartanto Premier League haatan islamarkaana ay u baahan yihiin sanad kale si ay ula qabsadaan.Paul Scholes ayaa sheegay in…