Mareykanka oo Xayiraad dhaqaale saaray Saraakiil katirsan
Xubino hubeysan oo ka tirsan dagaalyahanada al-Shabab ayaa ka qayb galay isu soo bax ka dhacay duleedka Muqdisho, Soomaaliya.
AP
Maamulka Hogaamiye Trump ayaa xayiraad kusoo rogay saraakiil katirsan Al-Shabaab, waxaana ay ku eedeysan yihiin weeraro kala duwan oo ka dhacay Geeska Afrika sida ay sheegtay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.
Xukuumadda Washington ayaa Al-Shabaab u aqoonsatay Urur Argagixiso sanadkii 2008, hoggaamiyaashooda waxaa madaxooda la dul dhigay adduun…