Labada Xiddig Ee Man United Ee Uu Tababare Ole Gunnar
Xiddigii hore ee Man United Owen Hargreaves ayaa sheegay in Ole Gunnar Solskjaer uu kalsooneyn daafacyada Manchester United Harry Maguire iyo Victor Lindelof.Red Devols ayaa mar kale si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedkan iyadoo Ole Gunnar Solskjaer uu weli ku dhibtoonayo inuu Man United ka soo qaado meeshii ay joogtay markii la ceyriyay Jose Mourinho bishii December 2018.Manchester United ayaa kaalinta 9aad kaga jirta kala sareynta Premier League, waxayna ku qasban yihiin inay natiijo ka helaan RB Leipzig si ay ugu soo…