Dowladda Itoobiya oo amartay in la soo xiro Saraakiil sar
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in booliska Federaalka ee waddankaas ay waaran soo qabasho ah u jareen 76 sarkaal oo ka tirsan milateriga, kuwaas oo loo haysto khiyaano qaran.
Saraakiishan oo darajooyin kala duwan leh ayaa u badan qowmiyadda Tigray, Shaqsiyaadkaas waxaa ka mid ah Gebregziabher Alemseged kaasoo loo garan-og-yahay Jeneraal Gabre. Sarkaalkan wuxuu si weyn kaga soo dhex-muuqan jiray shirarka ku saabsan Soomaaliya.
Halkaan ka aqri Liiska Saraakiisha…