Liverpool Oo War Wanaagsan Ka Helaysa Saddex Xiddig Oo Ka
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xog cusub kasoo saaray xaalada xiddigaha kooxdiisa dhaawaca kaga maqan ee Trent Alexander Arnold, Naby Keita iyo Alex Oxlade Chamberlain.Liverpool ayaa xilli ciyaareedkan kusoo dhibtootay dhaawacyo saameeyay inta badan xiddigaheeda muhiimka ah iyadoo lamaanihii daafaca dhexe ee Virgil Van Dijk iyo Joe Gomez ay adagtahay inay markale xilli ciyaareedkan ciyaaraan.Sidoo kale Naby Keita iyo Alexander Arnold ayaa seegay kulamo dhawr ah muddooyinkan ugu dambeeyay balse haya wadadii…