Arsenal Oo Noqoneysa Kooxda Afrika, Bilyaneer Nigeria Ah Oo
Bilyaneerka u dhashay dalka Nigeria oo lagu magacaabo Orji Kalu ayaa shaaciyay inuu doonayay inuu iibsado boqolkiiba 35 saamiga kooxda Arsenal.Gunners ayaa dib uga dhacay Manchester City, Chelsea iyo Liverpool marka laga hadlayo dhanka dhaqaamaha tan iyo markii ugu danbeysay ee ay ku guuleysteen horyaalka Premier League.Si kastaba kooxda ayaa taageerayaal badan ku leh Nigeria tan iyo markii uu Nwankwo Kanu ku biiray sannadkii 1999, iyadoo Alex Iwobi, Chuba Akpom iyo Bukayo Saka ay ka sii ciyaarayeen Emirates Stadium.Haatan…